ChatUi waa web app fudud oo kaa caawinaya inaad si sahlan uga hesho jawaabo deg deg ah oo ku saabsan dugsiga, gaar ahaan casharada macallimiintu dhigaan. Waa chatbot waxbarasho u gaar ah oo loogu talagalay ardayda.
- Kuu oggolaanaya inaad weydiiso su'aalo la xiriira:
- Maadooyinka dugsiga
- Casharro muhiim ah
- Talooyin waxbarasho
- Qodobo muhiim u ah fahamka
- Waxaad la sheekeysan kartaa Bot-ka si fudud adigoo ku jira web app-ka
- Waa mid responsive ah, waxaana uu ku shaqeeyaa mobile iyo desktop
- Navigation bar leh: Home | History | Bot | Chatpage | Users | Settings
- Midabyo u eg classroom & smart interface
- Bot assistant oo leh input iyo conversation log
- Sign In / Sign Up buttons
Qeybta | Teknoolojiyada la adeegsaday |
---|---|
Frontend | React.js |
Styling | Tailwind CSS |
API | OpenRouter API (Chat Assistant) |
Authentication | Supabase |
Routing | React Router DOM |
Deployment | Vite + Netlify/Vercel |
# 1. Clone the repo
https://github.com/star-ELmi/ChatUi.git
cd ChatUi
# 2. Install dependencies
npm install
# 3. Run project with Vite
dnpm run dev
App-ka wuxuu si toos ah uga furmi doonaa:
https://dugsiiyechat.netlify.app/
❓ Su'aalaha Weydiin Kartid Chatbot-ka Chatbot-ka ChatUi wuxuu kaa caawin karaa inaad hesho jawaabo degdeg ah oo ku saabsan arrimo badan oo la xiriira Dugsiiye. Tusaalooyin:
💭 Dugsiiye maxay qabataa?
💸 Dugsiiye ma bixisaa discount?
🎓 Mentorship-ka Dugsiiye maxaa lagu bartaa?
🧭 Maxaad iigu talin lahayd si aan Dugsiiye uga faa'iidaysto?
🎯 Dugsiiye maxee xooga saartaa?
👩💻 Hadii cilad iga qabsato dhanka cashirka ama projectka ma heli karaa team i caawiya?
🆘 Haddii cilad iga qabsato dhanka casharka ama project-ka, ma heli karaa team i caawiya?
🔍 waa maxay Farqiga u dhexeeya JavaScript iyo React ?
🚀 Sidee ku bilaabi karaa barashada Fullstack?
🧪 Sidee u ogaan karaa koorsada iga haboon ee Dugsiiye?
ChatUi waa mashruuc waxbarasho oo diiradda saaraya ardayda Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa rabta inay si sahlan u fahmaan casharrada. Waxaa loogu talagalay ardeyda Dugsiiye dhigata iyo kuwa raba inay kuso biiraan Dusgiiye.
Waxaad mashruucan si fudud ugu tijaabin kartaa adigoo isticmaalaya:
- Node.js
- Vite
- npm
Haddii aad wax su’aalo ah qabto, xor ayaad u tahay inaad nala soo xiriirto 💬 Email : istarmohamed503@gmail.com
Made with 💛 by Istar Mohamed add key features and acknowlgement